VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaltumoy - Lyrics

Kartidaa waan arkayee Kashayaad iigujirtayee X2 Kulan jacayl iyo kar Kabaad wadaayee Kalaam kaa marabee X2 Kaltuumoy anwaa ku Kasee kow dheh ka Badan kadeedee Wixii kuu keedsanee X2 Kali asaaylaad kudaye Ukaadi waasoo kalahee X2 Kafiirso koobkaan Ma idhaafi haayee Ha iikeeninee x2 Kaltuumoy anwaa ku Kasee kow dheh ka Badan kadeedee Wixii kuu keedsanee X2
Queue is empty
-- / --