Xaalka waa noo samaadeee
Xaasidkeena waa dhamaade
Soo xarakoo xayaad ..
Ilaahiisa waynee

Xalaasheediyaad tahayee
Sayn kuu xumayn karaayee
Xishood badnee xaqdhoor
Xaqdhowr-kaaga kugu soo xushmeehaayee

Xoog iyo xiin ee xagaadii
Isla soo xaadiraayee
Xili dagaal xanaaq yaalaa
Ila soo xadreesee

Xalaasheediyaad tahayee
Sayn kuu xumayn karaayee
Xishood badnee xaqdhoor
Xaqdhowr-kaaga kugu soo xushmeehaayee

Exit mobile version