VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Juuqna imuun oran - Lyrics

jacaylkani i jiitay joogsigayga kala bary aan la joogi waayee jahwareeriyo jiifbuu igu riday juuqna iima oran anigoo ag joogay meel kale u jeedaa jahwareeray aniguye dhankeebaan u jiifta tii aan u jabayee u jiir go,ay awgeed jawaabb igama siine e jid cidlabay i dhigtoo jawaabna kaama hayo anigoo ag joogay meel kale u jeedaa jahwareeray aniguye dhankeebaan u jiifta
Queue is empty
-- / --