VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alllayacizak - Lyrics

amakabayo wan asqoobay eebe quruxduu edebsan siiyay waana ubaxiyo eegmada ur oon il doogsigeeda urug ku saaray erayadeeda aad u dhuuxay oo akhlaaqda lagu ilhaamay la ashqaraaray alla ya cisak aragtideeda alla yacisak iftiinka dheeha alla yacisak udgoonideeda alla yacisak uur sanaanta alla ya cisak astaamaheeda alla yacisak ilayska nuura u qushuucayo wan istaagay oo ugbaadsan eray aan idha oon u quudha afkii ka waayey amar illahay ruux asaaged ilwaad ku gaadha ifkaynu jooga ka arki waayo anoola yaaban aaamus doortay alla ya cisak aragtideeda alla yacisak iftiinka dheeha alla yacisak udgoonideeda alla yacisak uur sanaanta alla ya cisak astaamaheeda alla yacisak ilayska nuura
Queue is empty
-- / --