VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

bildhaan quruxeey bilcsaneey taan boqradaay waan kuu bogee adaa baro iyo qalbiga boos ku leh adaan baryo iyo bilaba ku rabee gudoon bilaneey bilada cishqigoo dabiib baxsaneey boogaha caashaqa bildhaan wacaneey baari gobaay bilis haween taan u bogaay
Queue is empty
-- / --