VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dhisaay - Lyrics

dhisaay anigaa ku dhawrta dhamaanba haween ku dhawrta dhamaystiraneey ku dhawrta dhigaa ka soo dhawaysta jacaylka adaa dhitaysta adaa dhidibada u aasa adaa dheeftiisa doona waliba dhaqashada u heelan dharaar qudha eegmadaada hadaan dhuigashada ku waayo dhisaay anigaa dhaxmooda dhinaasho anaa dareema dhaabay adigaa i dhiirsha adaa i dhiloo i dhiirsha adaa qayrkay i dhaafsha adaa ii dhago nuglaada inuu caashaqu dhantaalmo adaa dheeliga u diida dhaawaca hadalada abuura dhexdeena xumaan ka saara
Queue is empty
-- / --