VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Esh qiyasak - Lyrics

qalbigii aad furahiisa haysay adaa quful maanta saaaray waynee markii aad qiimaheenii idlaysay markaan yaabay ayaan anigu quustay eesh qiyaasak adaa qaloocshee maxaaa qaladoon sameeyay eesh qiyaasak adaa qubaaye maxaa qaladoon sameeyay qorshihii adiga kaa halaabay hadii aad dib u qoomamatay halkii aan naxariis ku qooayay adigaa qalajee ka quuuso eesh qiyaasak anoo daneeyay adaa qaribee ku doogso eesh qiyaasak adaa qubaayee maxaan qiimiga ilaashay muxuu qiimiga ilaashay qiyaanada ruuxaad ku soortay qaatay misana qadafkaaga yeelay markii aad waxbaba qiri wayday ayuu qiimihiina dhamaaday eesh qiyaasak adaa quluubta mid kale qiirada la haystee nafsigaad qooshtaa ku daaree maxaa qaladoon sameeyay muxuu qaladuu sameyay
Queue is empty
-- / --