VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

Hilbo wada dhashoo Hanad naasir iyo Halyeey mustafe dhalay Halyeey mustafe dhalay Ilma adeer hantiyey Hadhuubkii cishqiga Wada hiinsadoo Kalgacayl hantiyey Hilbo wada dhashoo Hanad naasir iyo Halyeey mustafe dhalay Halyeey mustafe dhalay Ilma adeer hantiyey Hadhuubkii cishqiga Wada hiinsadoo Kalgacayl hantiyey Dooq qurux san iyoo Lagu hooyey dhaqan Hibad maxamedyee Hadri hoodo wacan Waa gayaan is helay Waa is hanashadii Aroos hirasho wacan Dooq qurux san iyoo Lagu hooyey dhaqan Hibad maxamedyee Hadri hoodo wacan Waa gayaan is helay Waa is hanashadii Aroos hirasho wacan Hanti lagu baxshoo Waalid hodani dhalay Hooyooyin ubax Ay wada hayaan Hanti lagu baxshoo Waalid hodani dhalay Hooyooyin ubax Ay wada hayaan Kala hela kalgacal Aan halaabin abid Awlaad lagu hudmiyoo Ubad hoodo wacan Hargaysiyo boqor Isa seeginoo Hani faraxa noqon Hoy barwaaqo gala Kala hela kalgacal Aan halaabin abid Awlaad lagu hudmiyoo Ubad hoodo wacan Hargaysiyo boqor Isa seeginoo Hani faraxa noqon Hoy barwaaqo gala Kala hela kalgacal Aan halaabin abid Awlaad lagu hudmiyoo Ubad hoodo wacan Hargaysiyo boqor Isa seeginoo Hani faraxa noqon Hoy barwaaqo gala Kala hela kalgacal Aan halaabin abid Awlaad lagu hudmiyoo Ubad hoodo wacan Hargaysiyo boqor Isa seeginoo Hani faraxa noqon Hoy barwaaqo gala
Queue is empty
-- / --