Alaylahee gobtay
Gayaanbaa is helay
Waxa goostey midho
Gacal beertay cunay

Giblo iyo aroos
Waa dadabgalkii
Gacmo love ku qoray
La gudoomay ubax

Magac gaara lehee
Garo waa ayaan dhalad
Waa gobtii qoraxay
Wiilkii galmudug
Geesi waa maxamed

Magac gaara lehee
Garo waa ayaan dhalad
Waa gobtii qoraxay
Wiilkii galmudug
Geesi waa maxamed

Wa keli ka guur
Oo wehel u guur
Dhigoo xubiga
Afka gali jacayl

Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin
Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin

Wa keli ka guur
Oo wehel u guur
Dhigoo xubiga
Afka gali jacayl

Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin
Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin

Wa keli ka guur
Oo wehel u guur
Dhigoo xubiga
Afka gali jacayl

Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin
Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin

Wa keli ka guur
Oo wehel u guur
Dhigoo xubiga
Afka gali jacayl

Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin
Gacal wada jira jira
Waa gobaan is nicin

Exit mobile version