VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ilkaha dabarka leh - Lyrics

sidii meel damoo dab lagu shiday hablaha dunidaad u tahay dayax darteed ruux dishoo dagay dawooy waxa tahay digtoor dhaya ilkaha dabarka leh kolkaan dayay inaad duriyadii tahaan qirayee adaa i deeqoo dumar u diidoo dhibka dareemoo daalka biiyee qalbiga doojaay daryeelaay maankee kaalay daadah dadab galkeena laba isu danoo dookh mideeyay aan is diidiinoo is dagaalin dabci wacanoo dadku eegtoo dun xariiraay DAAIM naga yeel adaan dagin ruux ku doortoo daryeelay oo dugaashaday qalbiga daacadee la daawado adaa duco qabtooy damiir wacan adaa doojiya hankii dilan ku daydaan dumarka qayrkeed adaaa dabiibo dawga mariya ruux dayooboo caashaq daashaday sidii duruustii adaan ka daalin ruux dantiisii dartaa ilooway oo dartaa adi dantiis ilaaway
Queue is empty
-- / --