haldhaa ugub aad ahayd
huf naanbaa kugu dhamad
hugaad xidhadtaa wacnaa
jacal kaygii horaay

haweenbaan kuu jeclaa
haasaawahana waadtaqaan
hadalka naxariistalana
hoodiyo dhaqanbaad ulayd

jacalkaygii horaay
hadase marwo reerlahoo
nasiibkuu ninkii hantiyay
raga kaga horu maraad tehee
nolosha farax badanku hano

hagaha noloshaad ahayd
hogaan xiskaad u ahayd
halkaa wad nahaad dagnayd
jacal kaygii horaay

haraad tiraad iiahayd
garaad hufanbaad lahayd
dulqaad hodanaad lahayd
inaanku helaan jeclaa

jacalkaygii hoyaay
hadase marwo reerlohoo
nasiibkuu ninkii hantiyay
ragakaga horu maraad tehee
nolosha farax badanku hano

jacalkaygii hoyaay
hadase marwo reerlohoo
nasiibkuu ninkii hantiyay
raga kaga horu maraad tehee
nolosha farax badanku hano

Exit mobile version