VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kaalay kaalay - Lyrics

adaa deeqay daymada aragoo dareenka naftaa ku door bidayoo dartaa caashaqbaa i daaree ax kuna daalay doonistaadoo dar ALLE adaan dadka kuu jecelahay gacalooy dadnimaad dumar dheertoo DAAIMbaa ku siiyay dulqaad sharaflee degmiyo aroos aan dakaynee kaalay damaashaadnee waan ku doortee kaalay kaalay kaalay kaalay kaalay damaashaadnee waan ku doortee adaa dagay niyadiyo kashaydoo qalbiga daalan doojin karayoo dawayn karay oo dabiib karoo dawayn karayoo dabiibi karee
Queue is empty
-- / --