VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwadayda inaad noqonayso - Lyrics

marwadayda inaad noqonayso ma ogayn midaa dad kaleeto wakhti maalmo inaan layar qaatay maanku diiday inaan kunagaado meel aad joogto ayaan ogayne marhoraan iman laa dhinacaada waxaan se mabsuudku ahaaday inaan maanka ku hasto xppi adiga manta ku hasto xppi kolkii aan noloshii ku midawnay naftii aad mulkidaa kugu faantay mugdigii iftiinbaa kadanbeeyay murugtii farxadbaa kadanbaysay malab weeyi jaclka dhexdeenu maqnaantaada naftan kugalaynin minitbaanan ku waayi karaynin qalbigaad ila maamulaysaaye muuqaagaa jawi gaara saneeya qofmuhiima markaan larafiiqay muxubaa jidhka oodhan ku baahdfay noloshaa macna doora samaysay mara waaxid hadaan nastay qaali kolkii aan noloshii ku midawnay naftii aad mulkidaa kugu faantay mugdigii iftiinbaa kadanbeeyay murugtii farxadbaa kadanbaysay malab weeyi jaclka dhexdeenu
Queue is empty
-- / --