marwadayda inaad noqonayso
ma ogayn midaa dad kaleeto
wakhti maalmo inaan layar
qaatay maanku diiday inaan
kunagaado

meel aad joogto ayaan ogayne
marhoraan iman laa dhinacaada
waxaan se mabsuudku ahaaday
inaan maanka ku hasto xppi
adiga manta ku hasto xppi

kolkii aan noloshii ku midawnay
naftii aad mulkidaa kugu faantay
mugdigii iftiinbaa kadanbeeyay
murugtii farxadbaa kadanbaysay
malab weeyi jaclka dhexdeenu

maqnaantaada naftan kugalaynin
minitbaanan ku waayi karaynin
qalbigaad ila maamulaysaaye
muuqaagaa jawi gaara saneeya

qofmuhiima markaan larafiiqay
muxubaa jidhka oodhan ku baahdfay
noloshaa macna doora samaysay
mara waaxid hadaan nastay qaali

kolkii aan noloshii ku midawnay
naftii aad mulkidaa kugu faantay
mugdigii iftiinbaa kadanbeeyay
murugtii farxadbaa kadanbaysay
malab weeyi jaclka dhexdeenu

Exit mobile version