VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Way mutaysatay - Lyrics

Muunadii hablaha ugu muuqsaneyd Ugu muuqsaneyd qurux ugu badneyd Ugu midab wacneyd laalaaa 2x Xishood miidhanaa dhaqan miiganaa Cod macaan lahaa muxibaysanaa Xishood miidhanaa dhaqan miiganaa Cod macaan lahaa muxibaysanaa 2x Waa waxaan mar qudha loo quudhin muran Maca beenta haa maya cidi ku odhan Waa waxaan mar qudha loo quudhin muran Maca beenta haa maya cidi ku odhan Wey mutaysatee maqla uun iyada Wey mutaysatee maqla uun iyada 2x Marwadii gabdhaha ugu miiganeyd Ugu miiganayd musaalkood ahayd Ugu milgobadneyd laalaaa 2x Alaylahee maseer taanan mudan hinaas Ku mashquuliyada markastaba la joog Alaylahee maseer taanan mudan hinaas Ku mashquuliyada markastaba la joog 2x Waa waxaan mar qudha loo quudhin muran Maca beenta haa maya cidi ku odhan Waa waxaan mar qudha loo quudhin muran Maca beenta haa maya cidi ku odhan Wey mutaysatee maqla uun iyada Wey mutaysatee maqla uun iyada 2x
Queue is empty
-- / --