VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidhiinkeena - Lyrics

xuural cayn ideeqdiyoo xiska dhaymihiisaay dookhan ii kaa xulay xaqiiq dunida laga yaab xarfahaan wadaagnee quluubteena wada xalay xeerkaynu dhiganayoo xil kaskeena laga yaab xubigeena laga yaab sidaan kuugu xidhanee kuugu xiisay laga yaab aduunkuna xogteeniyo xidhiidh keena kaba yaab xubigeena laga yaab sidaan kuugu xidhanee kuugu xiisay laga yaab aduunkuna xogteeniyo xidhiidh keena kaba yaab xidig maanka qaadiyo xalka nolosha kaabaay jaceylkeenu waa xule xasil kiisaa laga yaab xilahaan ku faanaay kuu xiisey adigeee xaaladaan kunoolahay xariir teena laga yaab xubigeena laga yaab sidaan kuugu xidhanee kuugu xiisay laga yaab aduunkuna xogteeniyo xidhiidh keena kaba yaab xubigeena laga yaab sidaan kuugu xidhanee kuugu xiisay laga yaab aduunkuna xogteeniyo xidhiidh keena kaba yaab
Queue is empty
-- / --