VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidigta togdheer - Lyrics

xidigtii togdheere xaragada u dhalatiyo dumar xulashadoodaay sida xayska roobkaad laabtayda xadantiyo ku abuurtay xiisahee xareed galacda haysiyo adaa xoorka caanaha ka macaan xagaygoo waan kugu xamdiyayaa xawaarihii jacaylkaa socod igu xanbaaro xeebiyo bad ila maray sida XAAKIMKEEN yidhi guur waa xalaaloo xumaan laguma sheegine
Queue is empty
-- / --