VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalxiis - Lyrics

waxy soo daawadaan dalxiis iyo meel qurxoon indhaha doogaa u roon odhaahdoodiyo dadnimo qalbiga daacadaa da yari goortaan ku koray dareenkaygii kalgacal daryeela midkaan la rabay dulqaad iyo samir da wayn nindkaan ku dareemayoow mid ii deeqaad tahe jacayl ila daadehe siduu daa inkeenu yidhi qalbiga diintaa uroon iimaankeenaa ku daga daruuriga aadmi quutana xalaal daahiraa uroon markaan guudkayga dabay inaan danbi iyo xumaan naftayda ka daahir tiro
Queue is empty
-- / --