VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad kala tuurtay jaceylkii koraayey - Lyrics

hadaad kala tuurtay jacaylkii koraayay oo aad kama mooday ka leexo dhankeeda waxaan kurba weynba jirkayga kor saarin horay u kordaalay xumaa kuma siidayne haduu koohan waayay kolkayga hamuunka bartuu kaashanayay kadeed ku idlaayay kaskaaga ma eeday adoon ka fiirsan wixii kun habeen kalsooni dhexdeena wanaagi koraayay miyaa kidif caawa halkaad kambadhuudho jidhkaaga ka qaado u koobtay warkiiba haduu koohan waayay kolkayga hamuunka bartuu kaashanayay kadeed ku idlaayay kaskaaga ma eeday
Queue is empty
-- / --