VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees jacayl oo macan happy - Lyrics

dhigiibuu ugu sitaa dhaayuhu way eegayaan dhaygage aragiisa wacan intaa way dhawrayaan aniga wuu ii dhigmoo dhankiisaa la ii hayaa dunida maan dhaaf sadeen dhexdeeda wixii ku jira siduu igu dhababanyahay haday ila dhaadayaan dhalintu ima qoonsateen dhibtayda ma faaqideen sidii ubad iyo dhalaan intaa wuu ila dheelayaa dhabtiisuu igu hayaa dhibtuu ila qaybsada jacaylbuu igu dhidbaa cishquu igu dhereriyaa dhugo maalin iyo habeen xusuusu ii dhiga
Queue is empty
-- / --