VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jiro mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Canab marwo
Jiro

Dhul halkii jidkii yahoo
Judhihiii aragtidaadii

Jirdubaaxiyooo
Joogiyo jamaal
Jalleecada indhahaa
Igu jiidateee

Jacaylkii i jalay
Jirradiyo jirra igu abuur

Sidaan kuu jantaan
Kuu jiranayee
Jawaab wacan isii

Kaftankii jagtiyo hoo
Hadalaan jikaar ahayn

Jabaqdaan dablaa
Iyo jiiirooo
Kalgacayl jeedalada dartaa
Jurbuu igu noqdee

Jacaylkii ihelay
Jirradiyoooo
jirro igu abuur

Sidaan kuu jantaan
Kuu jiranayee
Jawaab wacan isiii

codkii Canab marwo