VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nabad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Canab marwo
Nabad

Arin uguba maahee
Asalkaba inagu umad
Wada islaamoo ashah-
Aadanaysoo alaheed
Taqaanoo adeecdaan
Ahayn X2

Aan udaadago ujeedadee
Dadow waa iga su'aal olo-
Lahaad wadaan ma alle
Ka cabsibaa mise waa al-
Humiyo arin qarsoon aad
Dagteen x2

Amakaag nayeey intee
Loo ordaa anfariirnayay
Yaala aaminayoo oon
Aaminaa x2

Anagu nabad baan rab-
Naayeey war anagu nol-
Ol baan rabnaa x2

Ogobay nasiib xumoo
Awal baan inagu qaat-
Iyaan ka taagnayn moo-
Ryaan inkaar qaba aba-
Abule dagaal iyo argag-
Ixiso baas x2

Iswaydiin waa ogaal lab-
Adaa keenoo arxamay
Axmaq iyo manexe ag-
Oontiina cunay mise inan
Yaroo aan diin aqoon isl-
Asoo mutaxay x2

Amakaag nayeey intee
Loo ordaa anfariirnayay
Yaala aaminayoo oon
Aaminaa x2

Anagu nabad baan rab-
Naayeey war anagu nol-
Ol baan rabnaa x2

codkii Canab marwo