Heesta Qiimaha - Lyrics
Dadkaa laba is qaban karin
Arin wada qorshayn karin
Qaadir iskuma geeyee
2×
Haduu midi qalooc yahay
Kan kalaa dhibta u qaboo
Haduu midi qalooc yahay
Kan kalaa dhibta u qaboo
Qarsadoo dulqaadtee
2×
Qiimaha kalgacalkiyo
Iska jira ilaashee
Qiimaha kalgacalkiyo
Iska jira ilaashee
2×
Qof qof sidi ma anigaa
Qof la sida ma adigaa
Qof qof sidi ma anigaa
Qof la sida ma adigaa
Ka Qaldani ma anaa
Ka qumani se ma adaa
Ka Qaldani ma anaa
Ka qumani se ma adaa
2×
Qalbi meel ku wada yaal
La isma qaabil siiyee
Qalbi meel ku wada yaal
La isma qaabil siiyee
Haduu midi wax qabaa barii
2×
Kan kalaw qabahanoo
Iska jira ilaashee
Kan kalaw qabahanoo
Iska jira ilaashee
2×
Qof qof sidi ma anigaa
Qof la sida ma adigaa
Qof qof sidi ma anigaa
Qof la sida ma adigaa
Ka Qaldani ma anaa
Ka qumani se ma adaa
Ka Qaldani ma anaa
Ka qumani se ma adaa