VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabanada - Lyrics

sabanadana ragan kacay saamigaa adigaa u sitoo sinta laguma qaban midaan kula simoo kaa sareeya e waxaad tahay se roob samadiyo dhulkaba wada siraadayoo quruxdana sangiyo faras sayn lehoo seera daaqayee ubaxaan sidaan surinkad martaba ku dul saydhiyo sidaad tahay amiir boqor iyo suldaan ku salaamaye san ku neefle iyo soomaliban kaa sahan sadoo saatirbaan ducada sacabada u dhigtoo salaadii baryee wadnahaad sidii silis iyo qardhaas cabdi sudhantohoo saablayda iyo seedaha jidhkaad ku samaysantehe
Queue is empty
-- / --