Warbaa yimid dadow
Wegeray waa layaab
Ruuxaan wacadkii
Kalgacal lawaday
Baa wadeeco layimid
X2

Hadaad wiil yahow
Wanaag aad rabin
Misna waaliyo war-
Eer latimid wadada
Waataa kuu furanee
Warsan iyo war kheer
Leh soo bari x2

Inaad waji lahayn
Waaya aragna aad
Ahayn ruuxaad we-
Erarayso garo waa
Anigii waayo arag
Kaadhigay x2

Hadaad wiil yahow
Wanaag aad rabin
Misna waaliyo war-
Eer latimid wadada
Waataa kuu furanee
Warsan iyo war kheer
Leh soo bari x2

Hadaan laguu wan
Qalin tan iyo wagaad
Yarayd wadaadaan
Kuugu wici iyo waay-
Eelada wardiga akh-
Riya x2

Hadaad wiil yahow
Wanaag aad rabin
Misna waaliyo war-
Eer latimid wadada
Waataa kuu furanee
Warsan iyo war kheer
Leh soo bari x2

Exit mobile version