Jacayl aan niyaba ahayn
Afkuun lagama naaxshee
Afkuun lagama naaxshee
Midaa kuu baxaysee

Nabar buu i yeeluu
Inaad biiyay beerkee
Markaan yara ladnaadee
Soo nagaagiyaftana adi

Wiilkaan naawilaayoo
Nuurbaa iga kaa maqan
Wiilkaan naawilaayoo
Nuurbaa iga kaa maqan

Ruuxii naruuriyoo
Kula raba nimciyo rays
Kula raba nimciyo rays
Nacab looma gooyee

Nabar buu i yeeluu
Inaad biiyay beerkee
Markaan yara ladnaadee
Soo nagaagiyaftana adi

Wiilkaan naawilaayoo
Nuurbaa iga kaa maqan
Wiilkaan naawilaayoo
Nuurbaa iga kaa maqan

Waa nacabka kalgacalkii
Aad ka noogi waydoo
Aad ka noogi waydoo
Nuxur kugu abuuroo

Nabar buu i yeeluu
Inaad biiyay beerkee
Markaan yara ladnaadee
Soo nagaagiyaftana adi

Wiilkaan naawilaayoo
Nuurbaa iga kaa maqan
Wiilkaan naawilaayoo
Nuurbaa iga kaa maqan

Wiilkaan naawilaayoo
Wiilkay raadinayso
Wiilkaan naawilaayoo
Wiilkay raadinayso

Exit mobile version