VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabarkaa isaar - Lyrics

dhabarkaaga i saar i dheel dheeliyee dhulka aan kaaga dhicine dhaayahaygaad tahayee sidii dhibic roob dhirta ku soo dhacdaye dheeftiisa ii tahayee dhiigayga iyo dhuuxayga aad tehee dharaar kasta aan dhinacaaga joogaa dhawaqaaga macaan aa dhugayga ku yaal dhagahayga markay ku dhacaan waa kuu dhalala iga dhaadheerow dhaawacii cishqaa dhafoorkay dhabankay la soo dhuubtee
Queue is empty
-- / --