VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroosi lahaa - Lyrics

Waa maanta waa maanta Markii aad eedday Abaalka markaad xabaashay Markaad isa sii afuuftay Samaanta markaad ilduuftay Wanaagga markaad illoowday Intaad onkod roobka ooyday Abaarta markaad u guurtay Anoo alif kuu bilaabay Markaad ya' usii abraartay Soowtii caashaqa aan aasay Soowtaan iilkiisa leexshay Soowtaan ah maya ileedahee Shalaan ku aroosi lahaayee Maxaa anbas u keenay Shalaan ku aroosi lahaayeeee Weey Maxaa anbas u keenay Anoo anoo islahaa ilaasho Markaad isasii irdhaysay Intuu qofku uursamaado Markaad kolba sii ilaaqday Markaad markaad alla mooyiciiyoo
Queue is empty
-- / --