VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masalalo - Lyrics

masuulnimo waa culays maarayn dhabay rabtaa taariikhduna waa mug wayn xuskeedu ma dhaafto yahay maalmuhu waa kayd cabira wixii madax loo gashado ma guuraan waa gayiga mudoba awr baa hayina waxaad uga mahadisaa markaadd jiilaal taqaan aqoontuna waa muduci miisaanka cadaaladiyo maqluhu waa xaqsor siyaasadu waa masalo garaad maalaa furfura muraayaduna waa shacbiga madhaafaana waa sharciga ma maydhma mana waa wadani mucaaridnimaa banaan muxaafidnimaa adkaa muwaadanimaa ka wayn waxaad uga mahadisaa markaad jiilaal taqaan aqoontuna waa muduci miisaanka cadaalada iyo mawluhu waa xaqsoor
Queue is empty
-- / --