VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ooman - Lyrics

xulashada cidloowdiyo cishqiyahaw basaasee ciilmatira i baayoow anigoo casuun idhi calool sami ku soor idhi kugu tuurtay ciidee marbaad caafimaad heli adna ooman cokaneey casharada jacaylkiyo cilmigiisa maad dhiigan manaad baran caashaqee maxaan kugu canaantaa cugashadii ilduufkiyo lahashadii cadibantee ceeryaanta noqotaay anigoo cisee idhi kobci caawi sii idhi kugu noqotay caasi mar baad ciil la,aan ladi adna ooman cokaneey casharada jacaylkiyo cilmigiisa maad dhiigan manaad baran caashaqee maxaan kugu canaantaa
Queue is empty
-- / --