Naftan buurinayee
Haasaha jacayl
Kusoo gudleeyee
Ruuxii bad qaba
Baaniyo gudihiisa dhayee

Boholyoobayee baaadi goobayee
Boholyoobayee baaadi goobayee

Ma buhayro kalaa
Ma balqiis baan idhaa
Ma buhayro kalaa
Ma balqiis baan idhaa
Ma bureeqo kalaa
Ruuxan baafinayaa

Ii badbaadi aloow
Adigaa boqoroo
Ii bogsiin karayee

Naftan buurinayee
Haasaha jacayl
Kusoo gudleeyee
Ruuxii bad qaba
Baaniyo gudihiisa dhayee

Boholyoobayee baaadi goobayee
Boholyoobayee baaadi goobayee

Ma buhayro kalaa
Ma balqiis baan idhaa
Ma buhayro kalaa
Ma balqiis baan idhaa
Ma bureeqo kalaa
Ruuxan baafinayaa

Ii badbaadi aloow
Adigaa boqoroo
Ii bogsiin karayee

Exit mobile version