VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Telefoon Wax iima taree - Lyrics

Ku tabay qalbiga ku tabay ka tagay hurdo waan ka tagay talamayo hada iyo jeer jeceyl baa igu tarmo. Tusaallo in aan noqdo tilmaan dadka iga dhigtaan talaaban u soo jira taariikh dheerna waan ku sugay. Jaceyl baa tankii ka weyn anigu uma taak haye ku tala gal ku tala gal hoy ku tala gal in aad timaado telefoon wax ima taree Tumaatidi jaceyl ahaa dhabteyda ku tagan tahoo tarta aan u ticayaa tabtuu cashaqu i baday. Tusaallo in aan noqdo tilmaan dadka iga dhigtaan talaaban u soo jira taariikh dheerna waan ku sugay. Jaceyl baa tankii ka weyn anigu uma taak haye ku tala gal ku tala gal hoy ku tala gal in aad timaado telefoon wax ima taree
Queue is empty
-- / --