Nin irmaan lahoo
Nin irmaan lahoo
Nin irmaan lahoo
Afarleey warmo leh
Isku aadsadiyo
Nin irmaan lahoo

Nin indheer lahoo
Dadna sii arkaday
Nin indheer lahoo
Dadna sii arkaday
Hoogna inay shaxdani
Jari oodaa tahay
Hoog a inay shaxdani
Jari oodaa tahay

Nin aashibuu wax u eegayaa
Nin aashibuu wax u eegayaa
Waxna wuu arkaa
Waxna uu ogyahay
Waxna wuu arkaa
Waxna uu ogyahay

Waxna aayarbuu ka il duufayaa
Waxna aayarbuu ka il duufayaa
Ucid baynu nahay
Ucid baynu nahay
Ucid baynu nahay
Ucid baynu nahay

Hadawryihii hadawryihii
Masayda u xidhee
Ubadkiyo kuwii
Hadawryihii hadawryihii
Masayda u xidhee
Ubadkiyo kuwii

Aan loo arxamin keenabaan la siin
Aan loo arxamin keenabaan la siin
La odorosayaa la odorosayaa
La odorosayaa la odorosayaa

Nin aashibuu wax u eegayaa
Nin aashibuu wax u eegayaa
Waxna wuu arkaa
Waxna uu ogyahay
Waxna wuu arkaa
Waxna uu ogyahay

Waxna aayarbuu ka il duufayaa
Waxna aayarbuu ka il duufayaa
Ucid baynu nahay
Ucid baynu nahay
Ucid baynu nahay
Ucid baynu nahay

Exit mobile version