VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadbaa xumaan - Lyrics

Miday naftu dooratee Waxaan kuu daynayaa Jacayl qalbigayga dagay Dookhbaa igu kaa daroo Dadkaad iga wada xigtaa Dadkaad iga wada xigtaa Dadkaad iga wada xigtaa Dadkaad iga wada xigtaa 2× Wadnahan kugu daabacoo Adaan daacad kuu jecelahay Aduunkiyo dahabka yaal Miyaan kugu doorsan kari Dawada noloshaa tahee Dawada noloshaa tahee 2× Agtaaduna waa dugsoon Jawi deganoo qurxoon Farxadbaan dareemayaa Anoo ubax duuga sido Kolkay Daymada indhuhu Kalgacal kugu daawadaan Ku daawadaan Kalgacal kugu daawadaan 2× Markuu daruuraha sariyo Daruuraha jacaylkeenu tagay Dadbaa ina mucaaradoo Dartaa Cadaw igu noqdee Dagaal iyo weedho Culus Xumaan ila daba socdee Dadbaa ina mucaaradoo Dartaa Cadaw igu noqdee Dagaal iyo weedho Culus Xumaan ila daba socdee 2× Wixii dakhar igu dhiciyi Dartaa Dhib kastoon u maro Dulqaad ku dhaafayaa Duruuftuna wey dhamaan Niyada adna hay Iska dilin Hay Iska dilin Ducadiyo samirka badi 3×
Queue is empty
-- / --