VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalo bsb - Lyrics

hablaha gayigeenanad gayaan iigu mudantee ha gees marin ruuxdanoo ahaw gacal igu lamaan gabadhyahay socodkaaga gacmihiyo midabkaaga garawshaha edaabtaada ku galaysan naftayda xiska goobaa ayaanbaa guri inaynu wadaagnee gaariyeey aan ku qaabilee adna ha diidin guurka gacantaadana bal keen guushaynu rabnay waynu helnee guri kii kula gala gam'a hurdo raaxo lahee
Queue is empty
-- / --