VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hafeef - Lyrics

Hareer kuguman baynin Haween kulamaan simayn Naftayda anoo hibeeyay Dartaa u haraaday maalmo Ma gayo inaan kala habawno Humaag run ahayn ha eegin Ha galin boholkoo hagoogan Hadalka nacabku higaadsho Ha moodin xaqiiq hubaaloo Ha maqlin kala hufaay Fudayd yuu noqon hankaagu Hoobeeyooy Hinaasuhu yuu ku hoojin Hoobeeyooy Hubsiimo adoon hal siisan Hoobeeyooy Ha qaadan go'aan haleeya Kalsoonida hadafyadeena Waxa ugu daran hedaada Hogiyo u hanee qudhaada Qofaan ku ogayn u hawl gal Adoo hakran waayay ruuxa Marnaba kuu hurayn jacaylka Waxa ifka hoodadiisa Hantoo hamigooda gaadha Khilaaf waloo horyaala Labadii heli kara xalkiisa Malyaynada ku hilaaca
Queue is empty
-- / --