VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layaab - Lyrics

layaab anigaa la nool lurkana anigaa u jeeda labkana anigaa u liitaa libkii anigaa nasiixay maxaan laamiga istaagay laydhkana anigoon u jeedin maxaan kolba layn fadhiistay layaabay naftayda laaxshay ladh iyo iga daa dhibaato ladnaanta ha igu eedin miyay labin kula ahaatay liciif iyo hadal yaraanta inaan kaligay u liico la yaab anigaa lumaaya laxaadka anigaa wareershay laftana ka jaboo ilmeeyay laxawga caashaqa karkiisa miyaan la wareeray waayo la seexdo la asqoobay intaan labiskii ilaaway maxaan kolba luuq isduubay
Queue is empty
-- / --