VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lixaad - Lyrics

ILAAHbaa amarka lehe anigu waxaan ahay adoon adeecay abuuristaadoo adiga kuu qaba jacayl haweenka ku nool aduunka amaba inta aynigaaga anaa ku ilaashanaaye sida ubaxa kuu daawadee naftaada intaan ogaado darteed anigaa u nool agtayda ka muuqo qaali ishaa kugu doogsatee ILAAHbaa amarka lehe anigu waxaan ahay adoon adeecay abuuristaadoo adiga kuu qaba jacayl haweenka ku nool aduunka amaba inta aynigaaga anaa ku ilaashanaaye sida ubaxa kuu daawadee haweenka adaa u fiican udgooniyo quruxba dhaafay laxaadkaagoon idlayn hadana iin adi lagugu sheegine
Queue is empty
-- / --