Waxaa saami ku yeelan
hargaysoo samirkeeda
midigta laga siiyo
Jabuutoo sida fiican
ebadkeeda usiraadan
Gaarisoo sumadayna
Calankeena la saaro
jigjiga samo qayr leh
Rabigayn usiyaadso
Muqdishoo nabad
Saldhigeeda ahaata
saldhigeeda ahaata
Shanta soomaaliyeed