VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax cover - Lyrics

eegi maayo inan kale intaan dunida joogee uur kaad ku taalaa iftiin kii naftaydaay x2 ubax daan jeclahay indhahaad u roon tahay ilayskii cad ceediyo udgoon kii naftaad tahay x2 unug yada jidhkiyo hoo hoo tufaax iiga jaray hee hee caashaqa runtii hooy igu beertay baa olol igu shidoo hoo hoo anfac iiga jaray heey heey ii kaalayoo ii soo dhawow x2
Queue is empty
-- / --