VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan balqanayaa - Lyrics

Bash bash iyo badhaadhiyo Barwaaqaan tirsanayaa Bash bash iyo badhaadhiyo Barwaaqaan tirsanayaa Nimcadaan barkanayaa Waliba ii burqanayaa Biyihiisu dahab yahay Nimcadaan barkanayaa Waliba ii burqanayaa Biyihiisu dahab yahay Bash bash iyo badhaadhiyo Barwaaqaan tirsanayaa Bash bash iyo badhaadhiyo Barwaaqaan tirsanayaa Nimcadaan barkanayaa Waliba ii burqanayaa Biyihiisu dahab yahay Nimcadaan barkanayaa Waliba ii burqanayaa Biyihiisu dahab yahay Baqan maayo waan Waan badsanayaa Bakhayli maayee Badhbaan bixinayaa Uuu Badhxisan maayo Uma baran waxay jecaladee Waan balaqayaayee Bal yaan la dacaroon Waan balaqayaayee Bal yaan la dacaroon Baqan maayo waan Waan badsanayaa Bakhayli maayee Badhbaan bixinayaa Uuu Badhxisan maayo Uma baran waxay jecaladee Waan balaqayaayee Bal yaan la dacaroon Waan balaqayaayee Bal yaan la dacaroon Badweynta farxadaan Caweynayaa Baladkii fankiyo Hargaysaan ku Caweynayaa Nolol bashaashoo Meel walba buuxda Guudkeeda dagayaa Nolol bashaashoo Meel walba buuxda Guudkeeda dagayaa Badweynta farxadaan Caweynayaa Baladkii fankiyo Hargaysaan ku Caweynayaa Nolol bashaashoo Meel walba buuxda Guudkeeda dagayaa Nolol bashaashoo Meel walba buuxda Guudkeeda dagayaa
Queue is empty
-- / --