Dhismahaaga guudbaan
Dhaka faar ka qaadee
Dhalaalkaaga yaabka ah
Ayaaneey la dhaygagay
Marka aan ku dhawraba
Farxad baa idhamaysoo
Jacayl aan dhamaan baan
Habeen walba alaylkii
Riyaan kugu dhunkadaa ayaaneey
Dheehaaga quruxdiyo
Dhabanada labeenta le
Xubnahaagan kala dhigan
Ayaaneey la dhaygagay

Exit mobile version