VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhaayuhu mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ciise Takar
Dhaayuhu

Qofkaad doontoo
aan iman
Dhibaatuu leeyahee
Wakhtigu wuu dheeryehee
Dhulkuna wuu kala fogyee
Dhaayuhu ma arkaan kolay
Naf meel dheer kaa jiree
Dhambaalada soo diroo
Dhagaha uun igala soco
Dhaqsana iigu soo waceey
Jacaylbaa idhalan rogoo
Hurdana dhaafoo
ka tagay
Habeen waan dheelmadaa
Dharaartiina waan ordaa
Dhamaantood waaxyihiyo
Jidhkaad ku abuurantoo
Dhabaan kuu jecelahoo
Hoy iyo aqal maba dhisnaa

codkii Ciise Takar