VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dib isuqabo - Lyrics

Ceel dheela hoo Dulis gaaban iyo Dambar lagu cabiyo Dookhaa isku keenee 2× Waa hadal da, weyn Tusaaliyo digniin Aayaha dambana Kursi kaaga dhigan 2× Ee dib isu qabo Hana daalinoo Hadal yuu ku dilin Ee dib isu qabo Hana daalinoo Hadal yuu ku dilin Niyo kaa dadbani Uma diri naxdee Niyo kaa dadbani Uma diri naxdee 2× Dadka lama qasboo Raga laguma dayo Wuxuu diidayee Damac dheerida 2× Waa dardaaranoo Danbay kuu tahee Xishoodkii ha dayicin Dumarku lahaa 2× Ee dib isu qabo Hana daalinoo Hadal yuu ku dilin Ee dib isu qabo Hana daalinoo Hadal yuu ku dilin Niyo kaa dadbani Uma diri naxdee Niyo kaa dadbani Uma diri naxdee 2×
Queue is empty
-- / --