VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalo - Lyrics

Gacalooy jacaylkii Gaadhyoo jidhkoo idil Sina kuma go'aayee Galab iyo habeenkii Goohe aragtidaadoo Ma garbaa inaan kali La go'doomay caashaqa Adna aad garaabayn Geenyadii naftaydaay Gooni ii ahaydee Hurdo gam'a ma ladayee Guri aan yagleelnee Geestaada ila qabo Miyaad ii garaabayn Gabaydhyahay wanaagsanee Farxad lagu gardaadshaay
Queue is empty
-- / --