Heesta Hanan - Lyrics
xaniin tii lagu aflaxo
niyada loo aayo noqo
adeecdaa waalidkoo
xoogeedu adeeg ka noqoto
tii ehelka iyo xigtada
quluubtooda jecel
edaabtiyo xishoodka wacan
ayeeydeedka raacda noqo
illaahban kuu baryee
ilxuni kuma aragta oo
il iyo cawriba la aaw
xanaaney ayniga
asaaga ugu horee
intii islaamnidiyo
tu aada diinta noqo