VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaalidumar - Lyrics

Qoraxduba iftiinkii Badh ka qadaanayso Ubaxyada qudhoodaa Qoraan sanaayoo Inta qalanja dumare Ku qancaan aadmigu Qalbigaygu meeluu Ku qaboobilaayoo Dabcigu waa mid qaaliya Quruxna waa midaan rabay Aniga waa iqaadoo qaali waa isidataa Indhahaan qiyaastii Uga quusan waayoo Qaybaha jidhkaygaa Gabigood qadariyoo Qacda aragtideedan Naxariis abuuraa Waa tusaale qoraniyo Qoys awliyaadbaa
Queue is empty
-- / --