kal gacaylka qaladkiyo qasaaraha u diidoo
qosol beena ha u jabin
arintii aan qorshaynana qabyo yaanay naga
noqon waa qaali wacadkuye
qayrkaa kamaad hadhin nasiibkaana kuma
qadin waad qiima wayntehee
qalbigaaga yuu jabin alla lagama quustee
qotonka iyo joogiyo qiimahaagu inanyahay
aniga i qaade waa qalade ma ogtahay
qowlkii aan idhaahdaba haduu kula qaloocde

Exit mobile version