logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay Huunooy mp3 ahaan

Sawirka Cismaan jagnaa

Cismaan jagnaa

Fikradaada ka dhiibo heestan

Kaalay Huunooy lyrics

kaalay huunooy hogol roobey
kaalay huunooy hara dooglaay
kaalay huunooy hir magoolaay
kaalay huuunooy dayr hilaacdaay
kaalay huunooy hamigaygaay
kaalay huunooy han ku raacyeey
kaalay huunooy hiil jacayleey
kaalay huunooy loo hilawyeey
tii hablaha u saraysaay
kaalay hormoodkii hawenkaay
Lyrics by Masuul.com

kaalay huunooy hayb wanaageey
kaalay huunooy hido raaceey
kaalay huunooy loo halawyeey
kaalay huunooy haboon deeqaay
kaalay huunooy midaan haybshaay
kaalay huunooy hiigsigaygaay
kaalay huunooy haybadleeyeey
kaalay huunooy haraad reebeey
tii hablaha u saraysaay
kaalay hormuudkii haweenkaay

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --