VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qabri dahar - Lyrics

qalbigayga dagtoo nafta waad qaadatee khadra qaaliyeey alloow laykaa qoraa yarkii aan qarnigan qayrkii kala baxoow qaban waayoo hurdada waxbaan kula qabaa qoortan dhabig iyo dhexdan labada qaar qunar socodkaaga iyo qotonkaagan ka helay halkaa qaaligaa ah qiimo badan doraad isku dhololnay baa qoobyar tumanayaa quruxdii gabdhaha qaridahar jana iyo qurayshtiyo dhashii qoraxay baa tahaye qalanjoy xageey kugu qarin jireen qarka shaygoosh ku yaal qawyihii dhooba wayn qarka shilaabo iyo marsin ciid qurxoon qabridahar jani iyo qoraxay baan dagnaa qorax soo baxdiyo dayax qamar la mood qoor masleey allow qoys wada dhignaa geesigii qaarada iyo qoraxay u dhashee yarkan qoodha badan allow hayga qarin af qadlleeyeey qalbigu armuu iga qarxaa qoon lgaa shidiyo quh bax kugu noqdaa qoomkuu laayayay sidii layla iyo qays qabri iyo xabaal armaa lay qodaa quruxdii gabdhaha qaridahar jana iyo qurayshtiyo dhashii qoraxay baa tahaye qalanjoy xageey kugu qarin jireen qarka shaygoosh ku yaal qawyihii dhooba wayn qarka shilaabo iyo marsin ciid qurxoon qabridahar jani iyo qoraxay baan dagnaa
Queue is empty
-- / --